Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Luuqada carabiga ayaa kamid ah luuqadaha Aduunka ugu Qadiimsan islamarkaana ah luuqad ay ku hadlaan Bulsho aad u tiro badan.
Qaar kamida macaliminta wax ka dhiga iskuulaadka ku yaalo Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Inooga warbixiyay Mudnaanta ay leedahay luuqadan Iyagoo islamarkaana ugu baaqay ardayda iyo bulshada kalaba in ay ku dadaalaan barashada luuqadan ayna mudnaan gaar ah siiyaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa