Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Macadka tababarka Macalimiinta Jubbaland ee ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu soo kordhiyay qayb lagu tababaro Macalimiinta wax u dhiga caruurta baahiyaha gaar ah qaba.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya