Mac-hadka tababarka Caafimaadka Jubbaland oo Munaasabad ay ku qalin jabin ah u qabatay Arday

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mac-hadka tababarka Caafimaadka Jubbaland ayaa Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 78 Arday ugu qabatay Magaalada Kismaayo.

78 Arday ee Maanta ka qalinjabiyay Mac-hadka tababarka Caafimaadka Jubbaland ayaa bartay kal kaaliyaal Caafimaad.

Munaasabadda Qalinjabinta ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday Golaha wakiilada Jubbaland Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland, Macalimiin, Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya