Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maareeyaha guud ee Dekedda Magaalada kismayo Axmed Xaaji Aaden oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa faa-faahin dheeraad ah ka bixiyay barnaamijka dhoofka xoolaha nool oo ka socda Dekedda wayn ee Magaalada kismaayo.
Axmed xaaji Aaden maareeyaha Dekedda Magaalada kismaayo ayaa sheegay in dhoofka xoolaha nool waqti hore uu soo bilawday balse hakad ku keenen abaarihi ka dhacay dalka hase yeeshee hada ay dib u bilaabeen.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya