Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidanka Booliska degmada Luuq ee Gobalka Gedo ayaa Gudaha saldhiga Degmadaas ku gubay Maandooriye khamri iyo xashiish u badan oo Laamaha amaanka Gacanta Kuso dhigeen.
So qabashada maandoriyahaan ayaa waxaa ciidamada Booliska degmada luuq kala shaqeeyay Shacabka magalaadasi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahinaya