Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta farsamada gacanta KTI ee Magaalada Kismaayo oo la aas aasay sanadkii 2015 ayaa waxaa wax ka barta dhalinyaro isugu jira rag iyo dumar kuwaas oo la baro xirfado kala duwan oo ay ku shaqaysan karaan mustaqbalka sida soolarka ,harqaanka, kumpuyuutarka, biyo galinta ,xirista korontada, Cilaan saarka, samaaynta shaanbada iyo xirfada kale oo badan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya