Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhowrkii sano ee ugu danbaysay Dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo waxaa ay ahaayeen kuwo xooga saaraya sidii aqoontooda aas aasiga ah ay ugu kabi lahaayeen barashada xirfadaha kala duwan ee gacanta laga qabto.
Xarunta barashada fardamada gacanta JTI ee Magaalada ayaa ka mid meelaha ay dhalinyarada iyo dadka waa waynba ka bartaan noocyada kala duwan farsamada gacanta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa