Maamulka xarunta hooyada iyo dhallaanka Xaafadda Midnimo ee Magaalada Kismaayo oo kawarbixiyay baahiyaha caafimaad ee ka jira xaafadda.

0
214

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Caafimaadku waa mid kamid ah adegyada aasaasiga ah ee ay bulshadu sida joogtada ah ugu bahantahay dabiib iyo daryeel la’aanna adamuhu uma sura gasho in uu dunidan guudkeda si saliim ah ugu dhax nooalado.

ilaa xiligii uu koonkan aadamuhu ku noolaa waxa jirey caafimaad iyo dabiib joogta ah waxayse qarniyaadi hore dadku isku dabiibi jireen dawo dhaqameed iyo dhir dabicii ah

iyadoo qarniyadii dambe ay daaweyntu noqoneysey mid casri ah marba marka kadambeyso baadqabka bulshada caafimaad ahaan waxa uu kamid ahaa adeegyada ay dowlada jubbaland muhimada kowaad ay siisay tan iyo markii dhidibada loo tagey jubbaland.

Goobaha Wasaaradda caafimaadka jubbaland ay isbitalada iyo Mchyadda ka hirgalise waxa kamid ah Xafaada midnimo, Mchka bacaadweyne oo kuyaala xafada midnimo ee magalada kismaayo ayaa si gaar ah ugu adeeego hooyoyinka uurka leh iyo carurta ay nafaqo darradu hayso.

Qaar kamid ah dadka sida joogtada ah uga fai’deysta adeega uu bixinayo Mch bacaadwyne oo warbahiinta lahadlay ayaa kawarbixiyey waxa loo qabto iyo sida logu adeego.

Maxamed Xassan Nuur oo kamid ah howlwadeenada wasaaradda caafimadka jubbaland oo u qabilsan Mch Bacadawyne aya dhankiisa kawarbixiyay waxa ay bulshada u qaabtan iyo falcelinta aya kala kulmaan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa