Maamulka Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Deegaanka C/biroole oo kawarbixiyay adeegyada ay bixiso Xaruntaasi

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Cabdalla Biroolle waxaa ku yaalo xarun loogu adeego Hooyada iyo Dhallaanka, taas oo bixiso adeegyo lagu daryeelayo Hooyada iyo Dhallaanka oo markii hore aanan deegaanka ka jiri jirin.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Warbixintan ku eegaya

Audio Player