Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta dhireynta iftiin ee magaalada kismaayo ayaa waxa lagu iibiyaa noocyada kala duwaan ee dhirta sida dhirta lagu qurxiyo guryaha, hoteelada dhirta la harsado iyo dhirta miraha leh ee la cuno
dhirtaan ayaa laga keena deegaanada dhaca jinka webiga jubbada hoose ee waqooyiga magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbad hoose
Barey garweyne oo ah mulkiilaha xarunta dhireynta iftiin ayaa warbahiinta uga warbixiysey xiliga la asaasay xaruntan iyo noocyada kala duwan ee dhirta lagu iibiyo xarunta iftiin.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa