Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgaliyay dhowr biyo mareen oo waa wayn ku waas oo loogu tala galay in markii roob da’o ay biyaha Magaalada ka saraan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa