Maamulka Wisil oo walaac ka muujiyay Biyo yari ka jirta Deegaannada hoos taga Degmadaas

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay Biyo yarida ka jirta qaar kamid ah deegaannada hoos taga Degmadaas.

Maamulka iyo Bulashada degmada oo si wada jir ah warbaahinta ula hadlay ayaa kawarbixiyay xaalada Biyo la’aaneed ee ka jirta Degmadaas iyo nawaaxigeeda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya