Maamulka Tuulo Barwaaqo oo Kawarbixiyay Xaalada guud ee Tuuladaasi.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Tuulo Barwaaqo oo Wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni ayaa kawarbixiyay xaalada guud ee Tuulo Barwaaqo isagoo sheegay in ay xaalado adag ay halkaasi ka jiraan ka dib markii uu Roobkii Gooyay Jidkii isku xidhi jiray Tuulo Barwaaqo iyo Dhoobley

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya