Maamulka Trump oo wajahaya buuq siyaasadeed.

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Trump ayaa wajahaya buuq siyaasadeed ka dib markii Aqalka Cad uu xaqiijiyay in wariye si bareer ah loogu daray guruub aan ammaan ahayn oo saraakiisha amniga qaranka Mareykanka

Waxa jira dhawr tallaabo oo madaxtinimo oo Maraykanku qaaday kuwaas oo aad xasaasi ah, oo khatar badan, marka loo eego goorta iyo meesha lagu isticmaalo xooggta millatariga Maraykanka.

Aqalka Cad ayaa soo saaray bayaan uu ku difaacayo kooxda amniga qaranka ee madaxweynaha oo uu ku jiro Waltz.

Si kastaba ha ahaatee fiidnimadii Isniinta, wararka xanta ah ee Washington ayaa isa soo tarayay in iscasilaada heerka sare ah ay ugu dambeyntii lagama maarmaan noqon karto, iyadoo fiiro gaar ah loo leeyahay Waltz.