Maamulka Shirkadda korontada Amal ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay adeegyada ay bulshada u fidiyaan

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda Korantada Amal ayaa ah shirkad ka howl gasha Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose iyo nawaaxigeeda islamrkaana bulshada u fidisa adeegyo koroonto oo ay helaan xili walba.

Maxamad Deeq Cabdi Qase oo ah maamulaha shirkada korantada amal ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay adeegyada koranto ee ay bulshada u fidiyaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa Faah-faahinaya