Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan Dalkeena Soomaaliya ayaa sanadihii danbe sameynayay Horumaro kala duwan kaasi oo sababay in inta badan Daymihii laga cafiyo.
Sida uu Sheegay Wasiirka Maaliyada Dalka waxaa koru kac wangaasan sameynayay Mudooyinkii danbe Dhaqaalaha.
Magaalyinka Kobaca xoggan sameynaya Dalkeena waxaa kamid ah Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose iyadoo Horumaro balaaran ka sameynneysa Dhinacayada Ganacsiga iyo Dhismaha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya