Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Qardho ayaa burburiyay guriyo iyo dhismayaal sharci daro ah oo laga dhisay wadooyinka Qardho.
Ololahan ayaa inta badan waxaa laga sameeyay guryaha ka agdhow dooxa ama kiliga magaalada Qardho.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya