Maamulka Puntland oo digniin u jeediyay dadka ku howllan xaalufinta Deegaanka.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga ilaalinta Deegaanka iyo ka hortaga xaalufka iyo xubno katirsan maamulka Putlaand ayaa gaaray Deegaanka Ceelayo iyo Deeganada ka ag dhow kadib markii ay kawar heelen in Deeganadasi gaar ahan buuraha caalmadow ay ka jirto xaluufin lagu hayo Deegaanka gaar ahaan gurashada macdanta oo lo maro sifo aan sharci ahaayn.

Guddiga iyo wax garadka Deegaanka Ceelayo ayaa uu digey cidkasto oo ku howlan xalufinta Deegaanka iyagona sheegey in laga qaadi doono tilaaboyin adag.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa