Maamulka mid kamida xarumaha waxbarasho ee Baledweyn oo mamnuucay in ardayda ay goobaha waxbarasho la tagaan taleefanada gacanta.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Maamulka mid kamida xarumaha waxbarasho ee Degmada Baledweyn ayaa gabi ahaanba mamnuucay in ardayda ay goobaha waxbarasho la tagaan taleefanada gacanta.Fardowsa Axmed Cabdi