Maamulka mid kamid ah Isbitaalada lagu Daaweyo dadka qaba xanuunada dhimirka ku dhaca ee Magaalada Dhoobley oo ka warbixiyay adeegyada ay bulshada u qabtaan.

0
379

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dad badan oo la dhiban xanuunada ku dhaca dhimirka ayaa lagu daweeyaa xabeeb mental Health oo ah Isbitaal gaar looleeyahay oo ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

Xanuunada ku dhaca dhimirka ayaa sanadihii u danbeeyay ku soo badanayay dalka sababta ugu badan ee keenta ayaa lagu sheegay inay tahay isticmaalka balwadaha kala duwan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay