Maamulka Masjidul Raxman ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in laga caawiyo dhismaha masjidkaasi.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masjidkan oo ku yaala xaafada shaqaalaha gaar ahaan waaxda godka dhuxusha ayaa waxaa in mudaa ka socday dayactir kaas oo ay ka wadeen maamulka masjidka kaasi oo gabagaba ku dhawaa waxaana ku yimid hakad dhanka dhaqalaha ah.

Imaamka iyo gudiga Masjidul Raxma ee magaalada Kismaayo ayaa bulshada ka codsaday in laga caawiyo dhismaha masjidkaasi.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya