Maamulka magaalada Galkacyo Galmudug oo Amar kasoo saaray dhul daaqsimeed ku yaala gobolka Mudug

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Guddoomiyaha Gobalka Mudug Mudane Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille (Mareexaan) oo ay weheliyaan Saraakiil ciidan, Gudoomiyaal Deegaan iyo odayaal dhaqameed ayaa booqday Dhul daaqsimaad balaaran oo u dhexeeya Deegaanada Laasacadale, Ceel Faarax Geedi, Tawfiiq, Qalaanqal, Docolle iyo Deegaanada ku xeeran halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay dad isku dayeen in ay ka sameeyaan seero iyo cabir sharci darro ah , iyadoo kol hore dhulkaasi oo labo loo qeybshay qeyb ka mid ah loogu talagalay in wax aan daaqsin ahayn aan loo adeegsan karin.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa