Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa markii ugu horeysay furay goob gaar ah oo loo asteeyay in lagu gubo qashinka laga soo qaado gudaha Magaalada.
Furitaanka goobtaan ayaa wax ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan mamulka degmada xubnaha ka socda Hayadada PAH iyo masuuliyiin kale. Dhismaha goobtan ayaa waxa mamulka ka caawiya Hay’addaha PAH.
Daa’uud Cabdi Cusmaan madaxa Hay’adaha PAH ee Galmudug ayaa ka warbixiya wareejinta goobta iyo agabka ay ku wajeeriyeen mamulka Caasimadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa