Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb mudane Cabdiraxman Cali Maxamed Geeda-qorow, ayaa maanta booqasho iyo safar shaqo oo ugu kuurgalayay xaaladaha nolol ee jira deegaanada hoosyimaada Caasimadda sida amniga, waxbarashada, caafimaadka iyo Iwm ayaa ku gaaray deegaanada kala ah Gadoon, Xun-dhurre, laas-ooy, mareer-gur iyo deegaano kale.
Guddoomiyaha maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb mudane Cabdiraxman Cali Maxamed Geeda-qorow, waxaa safarka ku wehliyay xildhibaanad Cibaado Yuusuf Axmed, qaar ka mida xubnaha golaha deegaanka Caasimadda iyo masuuliyiin kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya