Maamulka Magaalada Dhoobley oo gaarsiiyay deeq dawo ah Isbitaalka guud ee Deegaanka

0
254

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka magaalada dhoobley iyo ciidamada nabad ilaalinta ee africa qeybtooda kenya ayaa gaarsiiyey deeq dawo ah isbitaalka guud ee magaalada dhoobley.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa