WARARKA Maamulka Magaalada Dhobley iyo bulshada Deegaanka oo iska kaashaday sidii biyo xir loogu sameyn lahaa biyo mareenada soo gala Magaalada. By admin - March 28, 2021 0 270 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Dhoobley iyo shacabka ayaa si wada jir ah u sameeyay biyo xireeno loogaga hortagayo fatahaadaha biyaha ee ku yimaada Magaalada xili Robaadka. Xamdi Sugow Lamaane.ayaa ka warrameysa. https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/03/warka-hamdi-dhismaa-wadada.mp3