Maamulka Magaalada Baydhabo oo wada dhismaha wadadii sadexaad oo Interlock ah.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaafadaha wadajir iyo waabari ee magaalada Baydhabo Janaay ayaa laga bilaabay dhismaha wadadii sadexaad oo laga hirgilinaayo xaafadahaasi taasoo ah wado Interlock casri ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa