Maamulka Magaalada Baydhabo oo Amaro ku soo rogay gadiidka xamuulka.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Cabdullaahi Cali oo shir shiraaid ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa awamiir kasoo saaray marida wadooyin  dhismayaal ku socdo islamarkana ku yaalo Magaaladaasi.

Guddoomiyaha ayaa soo saaray Awaamiir ah in gadiidka xamuulka ay marin karin wadooyinka oo dhismaha ka socdo kuwaasi oo ku yaalo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa