Maamulka madraso ku taalla Kismaayo oo codsaday in loo iibiyo dhul.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Madarasada Al-Bushra ee magaalada Kismaayo ayaa codsaday in laga caawiyo dhismaha dugsi dhagax ah iyo sidii ay u heli lahaayeen dhul maadama booska ay hadda ardayda qur,aanka ku baraan uu yahay mid loo siiyay si ku meel gaar ah.

Dugsigaan ayaa hadda ka sameysan jiingado iyadoo uu cariiri ku yahay ardayda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa