Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka madrasada Al-Raxma oo ah goob lagu barto waxbarasha diiniga ah iyo Maaddiga kuna taala Caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb oo la hadlayey Guddoomiye ku xigeenka Degmada Dhusamareeb, Cabdisamad Salaad Aadan ”Sanweyne” Oo booqasho ku tagay madarasada ayaa maamulka iyo Bulshada ka codsaday in laga caawiyo sidii ay ku heli lahaayeen dhul ku filan madarasada oo ay ku shaqeeyaan iyaga oo sheegay in goobta ay catuurtu hadda wax ku bartaan ay tahay meel ciriri ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya
Audio Player