Maamulka Madarasada Zeyd Binu Taabit ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay baahiyaha kajira Madarasada.

0
180

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulaha madarasada Zeyd Binu Taabit ee Deegaanka Dhoobley Macalin Maxamuud Cumar ayaa kawarbixiyay baahiyaha kajira madarasadaasi wuxuuna ka codsaday Maamulka Deegaanka iyo umada Muxsiniinta ee qeyrka jacel inay ku garab siyaan sidii ay ku heli lahaayeen Boos Dugsiga u gaar ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya