Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku soo badanayay Sanadihii danbe Madaarista ubadka lagu baro Qur’aanka Kariimka ah iyo xifdintiisa Madarasada Xamza waxaa ay kamid ah tahay Madaarista ku yaala Degmada Dhoobley taasi oo carruurta lagu baro Qur’aanka kariimka ah.
Maamulaha Madarasada Xamza ee Degmada Dhoobley Cabdirisaaq Maxamed Xuseen oo wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni ayaa kawarbixiyay Baahiyaha Waxbarasho ee kajira Madarasadaasi.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya