Maamulka Madarasada Xamza ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay xaalada Waxbarasho ee Madarasadaasi.

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku soo badanayay sanadihii dambe madaarista ubadka lagu barayo Qur’aanka kariimka iyo xifdintiisa Madarasatu xamza waxaa ay kamid yahay madaarista waxbarasho ee ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose taasi oo lagu barto Qur’aanka kariimka ah.

Cabdullaahi Cabdicasiis siraad.ayaa warbixintan ku eegaya