Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada Nuural hudaa oo kutaala xaafada Calanleey ee Magaalada kismaayo islamarkaana ay Qur’aanka Kariimka ah ku Bartaan ku dhawaad 300 oo arday kuwaas oo isagu jira wiilal iyo gabdho ayaa waxa ka jira baahiyo kala duwan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya