Maamulka madarasada daarul xikma oo ka warbixiyey xaaladaha waxbarasho ee madarasadaasi

0
211

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Madarasada daarul xikma oo kamid ah madaarista ku yaala magaalada dhoobley ayaa ka warbixisay sida ay wax u baraan ardeyda iyo xaaladaha waxbarasho ee madarasada  waxaa warbixin inooga diyaariyey Cabdulaahi cabdicasiis siraad