WARARKA Maamulka Madarasada Al kheyraat ee Magalaada Dhoobley oo kawarbixiyay xaalada waxbarasho ee Madarasadaasi. By admin - June 22, 2021 0 171 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Madarasada Alkheyraat oo kamid ah Madarista quraanka karimka ah ee ku yaala Magaalada dhoobley ayaa kawaramay xaalada waxbarasho ee Madarasada. Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa ka warrmaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/06/Warka-cabdullahi-Xaalada-waxbarasho-ee-Dugsiga-al-kheyraat-ee-deegaanka-dhoobley.mp3