Maamulka Madarasada Al furqaan oo kawarbixiyay heerka waxbarasho ee Madarasadaasi

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley oo ah magaallo saaran xadka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa hormar dhanka waxbarashada ah sameneysay sanadihii dambe.

Madarasada al furqaan waxaa ay kamid tahay madaarista lagu barto qur’aanka kariimka ah iyo xifdintiisa taas oo ku taala xaafada koowaad ee magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose, waana madarasada ugu faca weyn ee ku taala ee degmada dhoobley taarikh ahaan.

Qaar kamid ah ardayda dhigata markaz al furqaan ayaan ka wareysanay xaaladooda waxbarasho ee ku aadan xifdinta quraanka kariimka.

Maamulaha madarasadaasi ayaa sharraxaad guud naga siiyay aasaaaska madarsada iyo guulaha ay ka gareen dhanka waxbaridda ardayda, caqabadaha kajira madarasada iyo halka ay hiigsanayaan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya