Maamulka Madarasada AL-furqaan oo bulshada Soomaliyeed ka codsaday in ay ka caawiyaan sidii xaruntan dhul ay leedahay loogu iibin lahaa.

0
111

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada AL-furqaan waxaa ay ka mid tahay goobaha lagu barto wax barashada diiniga ah ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaana wax kabarta caruur u badan agoon iyo kuwo danyar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya