Maamulka Madarasada Al-furqaan ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in Loo iibiyo Boos.

0
127
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada barashada iyo xifdinta Qur’aanka kariimka ee Al-furqaan oo waxa wax lagu baraa in ka badan 100 Arday oo isugu jiro Wiilal iyo Gabdho caruurtaan waxaa u badan Agoon iyo caruurur ay dhaleen Qoysas danyar ah.
Madarsada ayaa hada qarka u saaran in ay bur-burto kadib markii lagu dul iibsaday gurigii caruurtaan wax lagu baraayay waxaana lagu wargaliyay in ay isaga guuran muddo kooban.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya