Maamulka Madarasada Al-ansaar ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in dhul loo iibiyo.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Madarasada Al Ansaar ee Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa codsaday in loo iibiyo dhul ay madarasadu leedahay si caruurtu wax ugu bartaan.

Ardeyda madarasada ayaa wax ku baran jira hal qol hasayeeshe wax kajira cirii aad u badan Mamulaha madarasada al-ansaar Saleeman Saalax Cusmaan ayaa kawarbixiyay xaladda ka jirta madarasada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya