Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Machadka Tababarka Macalimiinta Jubbaland ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan tayeynta macalimiinta Jubbaland, iyaga ay bixiyanay tababaro joogto ah oo kor loogu qaadayo xirfaddooda waxbarid.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa