Maamulka Machadka Al-Irshaad ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay Baahiyaha Waxbarasho ee kajira Mac-hadkaasi.

0
249

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose waxaa ku soo badanayay sanadihii dambe macaahid ubadka lagu barayo cashira diini iyo maadi intaba.Machadka al irshaad waxaa uu kamid yahay macaahida waxbarasho ee ku yaala magaalada dhoobley.

Machadkasi waxaa ka howl gala macalimiin caruurta la tacaala oo u dhimriya iyaga oo bara akhlaaqda suuban, ilaalinta nadaafada, la dhaqanka dadka iyo ixtiraamka waalidka.ardayda ayaa goobtaasi waxbarasho lagu baraa quraanka kariimka ah iyo aasaasiyaadka  shareecada islaamka

Qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhigta machadka Al Irshaad oon wareysi la yeelanay ayaa kawarbixiyay waxyaabaha ardayda halkaasi ku baraan

Mamulaha machadka al Irshaad sheek xasan raage ayaa Radio sanguuni sharraxaad dheer uga bixiyay xaalado waxbarasho ee machadkaasi , baahiyaha iyo caqabadaha kajira machadka isagoona codsi u diray cidkasta oo garab ku siina karta inay ka soo jawaabaan baahiyahaasi.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramya