Maamulka Koonfur galbeed oo Sheegay in ay Waddo Qorshaha Waxbarshada Dadka Waaweyn.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barnaamijkan Waxbarshada Dadka Waaweyn ayaa ah in kor loo qaado awoodda dadka waaweyn si ay u horumariyaan shaqadooda mustaqbalka iyo fursadaha waxbarasho, Kuwasi Oo aan Waqti u soo helin Inay Wax bartaan Xiliga ay joogeen Waxbarshada Carrurnimadooda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa