Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kormeer loogu kuuragalayay habsami u socodka shaqo ee mashaariicyada hormarineed ee ka socda magaalada Baraawe ayaa waxaa sameeyay Gudomiyaha Degmada kuxigeenadiisa iyo xubno ka socday Maamulka Gobolka.
Inta masuuliyiinta ay ku jireen Kormeerka ayaa waxaa ay gaareen wadada isku xidhta ambareeso iyo Baraawe oo ay ka socoto dib u dhis soo bilaabatay sanadkii hore sidokale waxa ay masuuliyiinta gaareen xarunta caafimaad ee Tiibiida oo iyadana dhismaheeda uu marayo heer gabo gabo ah.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inoo heysa