Maamulka KG oo Qorsheynaya Bilaabida Dhismaha Dekedda Baraawe.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa waxaa gaarey Wafdi oo ay Hogaaminayeen Madaxda Arab Digital Company oo ah Shirkad ka shaqeysa Hormarinta iyo Dhismaha Dekedaha.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa