Maamulka Jubbaland Medical Training College oo kawarbixiyay xarunta iyo sida ay u shaqeyso.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machadka caafimaadka jubaland medical training collage ayaa kamid ah xaruumaha lagu barto caafimaadka ee ku yaala Magaalada Kismaayo.

Maamulaha Machadkaasi oo warbahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay xaruunta iyo waxqabadka ay u heyso bulshada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya