Maamulka Jowhar oo saxaafadda ugu baaqay inaay bulshada uga digaan Dabeylaha Deegaanka ka jira.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maamulka degmada Jowhar Cusmaan Mukhtaar ayaa saxaafadda ugu baaqay inaay diigniino siiyaan bulshada madaama uu jiro jiilaal dabeylo wato, Waxaa uu ka codsaday idaacadaha ka furan Magaalada Jowhar inaay uga digaan dabeylaha daran ee keeno inuu dabkaco isla markaana isu badalo masiibo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa