Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka Waamo ee Deegaanka Dhoobley oo Ardayda faray in ay ka fejignaadaan covid19.

0
241

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka Waamo ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa Ardeyda faray inay ku dadaalaan nadaafadda maadama Xanuunka covid19 markale ku soo laba kacleeyay dalkeena.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa.