Maamulka iyo howl-wadeenada shirkada maaraynta qashinka ee Waamo oo farriin u diray bulshada Ku nool magaalada Kismaayo.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada maaraynta qashinka ee Waamo oo ka shaqeysp magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa qashainka ka qaadda xaafadaha kala duwan iyo suuqa wayn ee magaalada Kismaayo,waxaa ayna qashaqinka geysaa meelo ka baxsan magaalada halkaas oo lagu gubo ama lagu shubo godad loogu tagalay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya