Maamulka iyo Bulshada Degmada Dangorayo oo ka wada hadlay Horumarinta Danta Guud.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan Wadatashiga ee u dhexeeya Bulshada Maamulka Degmada Dangoroyo iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa looga hadlay baahiyaadka ay Bulshada iyo sidii Degmada loo Horumarin lahaa dhamaan Kaabayaasha dhaqaalaha waxaana si wadajir u soo qaban qaabiyey Hay’adda PUNSA iyo Wasaarada Arrimaha maha Gudaha.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Hay’adda PUNSA, maamulka Degmadda Dangoroyo iyo bulshada qaybaheeda kala duwan iyadoo halkaasi lagu soo bandhigey baahiyaadka jira sidii wax loogu qaban lahaa.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa